Qeexid
"(-llo, m.dh) (c.fal.) Loolalka dhexe, waa xilliga ku xiga dayrta, cilmiga gibilka wuxuu ku dhammaadaa kubbad-badhka waqooyi min hornaqa jiilaalka (ilaa 22 disembar) ilaa caanomaallada isle'eg ee gu'ga (ilaa 21 maarso)."
"(-llo, m.dh) (c.fal.) Loolalka dhexe, waa xilliga ku xiga dayrta, cilmiga gibilka wuxuu ku dhammaadaa kubbad-badhka waqooyi min hornaqa jiilaalka (ilaa 22 disembar) ilaa caanomaallada isle'eg ee gu'ga (ilaa 21 maarso)."
Wadaag:
Afarta xilli mid ka mid ah, oo u dhexeeya dayrta iyo gu'ga; diraac.
Xilli kastoo aan roob iyo barwaaqo lahayn (siiba diraacda iyo xagaaga).
m.l
Wadaag:
Nirgo qoryo fiiqfiiqan oo si farsamo ah loo habeeyey si aysan wax u nuugin gafuurka uga xirid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Waqti jiilaal ah gelid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Ilmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Cid dembi gashay ganaaxid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax mug leh, wax kale ka buuxin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Socod dheer oo lagu daalo gelid.
Socod dheer ku daalid.
f.mg1
-lay, -shay
Wadaag:
(bot.) Habaynta qaybaha ruqurka ubaxa, gaar ahaan laacayaasha iyo malaacayaasha.
(c.nafl.) Xaalad firfir-cooni la'an ah oo ay xayawaanka qaarkii gelaan xilliyada abaartu dheeraato iyo kulaylka. Waxa kale oo hoos u dhaca quudashada, neefsiga iyo dhaqdhaqaaqaya-da kale ee jidhka.
m.l
Wadaag:
Wax meel kore saarid.
Sharci ama xeer hore u jirey tirtirid.
Wax meel sare yaal gacan ku tiigsasho. 4. Laal ciyaarid. 5. Gar iyo dood laba dhinac ka dhexeysa meel adag gelin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Qolof bushimaha kor fuusha marka oon ama xanuun ku yimaado.
(-lal, m.l) Qoryo fiiqfiiqan, si farsamo ah loo habeeyey oo nirgaha afka looga xiro.
Dalab. 4. (-lal, m.l) Fac.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen.
m.dh
Wadaag:
Nafley taran iyo barwaaqo helid.
Wax tiradooda iyo tayadooda badasho.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: