Qeexid
"Waqti jiilaal ah gelid."
[-shaday, -shatay]
jiilaash haday
jiilaash hatay
f.mg3"Waqti jiilaal ah gelid."
Wadaag:
(-llo, m.dh) (c.fal.) Loolalka dhexe, waa xilliga ku xiga dayrta, cilmiga gibilka wuxuu ku dhammaadaa kubbad-badhka waqooyi min hornaqa jiilaalka (ilaa 22 disembar) ilaa caanomaallada isle'eg ee gu'ga (ilaa 21 maarso).
m.l
Wadaag:
Afarta xilli mid ka mid ah, oo u dhexeeya dayrta iyo gu'ga; diraac.
Xilli kastoo aan roob iyo barwaaqo lahayn (siiba diraacda iyo xagaaga).
m.l
Wadaag: