Qeexid
"(jiiq, m.dh) (bot.) Geed ka mid ah dhirta dhaadheer ee qodaxda leh oo ka baxa webiga agagaarkiisa oo gumarka u eg."
"(jiiq, m.dh) (bot.) Geed ka mid ah dhirta dhaadheer ee qodaxda leh oo ka baxa webiga agagaarkiisa oo gumarka u eg."
Wadaag:
Wax sinnaa meesha ay dhumucdiisu ka yaraato.
Dhabar god naanta dadka iyo xooluhu yeeshaan.
Wasaq ama qashin aan kala soocnayn.
m.dh
Wadaag:
Xoog u sheegasho.
Qof meel wax kula dhuumasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax si xoog leh u soo dhufasho.
Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(jiic, m.dh) (bot.) Geed abaareed dhirta dhaadheer ka mid ah oo aan qodax lahayn qoryahiisana wax lagu shito.
m.l
Wadaag:
Hilibka intiisa aan baruurta lahayn.
(-rar, m.l) Naasley yar, dabo dhuuban iyo lugo yaryar leh, miro cun ah oo badanaa ku nool meelaha qashinka leh; doolli.
Midab madow ama guduud ah oo baro cad-cadi ku dhafan-yihiin.
m.l
Wadaag:
Hoorinta iyo isla qaadidda heesaha cayaaraha.
Cayaar gaar ah.
m.l
Wadaag:
Qof lugaha middood wax ka qaba oo socodkiisu dhantaalan-yahay; laangarre.
Dhasha yaryar ee lab-ka ah ee sagaarada.
m.l
Wadaag:
Geedgaab qodax leh oo jeerinka la bah ah oo leh xabag iyo miro la cuno, iyo mayrax xargo laga samaysto.
Cayayaan jirriqaaqa u eg.
m.l
Wadaag:
Bir ama xarig laba wax layskula xiro si ay isu jiidaan.
Foolasha yaryar ee hoose oo xaya-waanka.
m.l
Wadaag:
Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad.
Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal.
ld jiifid.
m.l
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Marxaladda shilintu ka baxdo qaniinnimada.
m.l
Wadaag:
Cid meel seexin.
Shay dhinac meel u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qolof bushimaha kor fuusha marka oon ama xanuun ku yimaado.
(-lal, m.l) Qoryo fiiqfiiqan, si farsamo ah loo habeeyey oo nirgaha afka looga xiro.
Dalab. 4. (-lal, m.l) Fac.
m.l
Wadaag: