Qeexid
"Geedgaab qodax leh oo jeerinka la bah ah oo leh xabag iyo miro la cuno, iyo mayrax xargo laga samaysto."
Qeexid Xigta
Cayayaan jirriqaaqa u eg.
"Geedgaab qodax leh oo jeerinka la bah ah oo leh xabag iyo miro la cuno, iyo mayrax xargo laga samaysto."
Cayayaan jirriqaaqa u eg.
Wadaag:
(jiiq, m.dh) (bot.) Geed ka mid ah dhirta dhaadheer ee qodaxda leh oo ka baxa webiga agagaarkiisa oo gumarka u eg.
m.l
Wadaag:
Ilko isku lisid; jiririq samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wax sinnaa meesha ay dhumucdiisu ka yaraato.
Dhabar god naanta dadka iyo xooluhu yeeshaan.
Wasaq ama qashin aan kala soocnayn.
m.dh
Wadaag:
Xoog u sheegasho.
Qof meel wax kula dhuumasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Balag digir marka uu ka tago halcasaadka oo uusan gaarin jalawga.
Ilmaha shimbiraha ee aan weli duulimaad gaarin.
m.l
Wadaag: