Qeexid
"ld jiiqsasho."
"ld jiiqsasho."
Wadaag:
Xoog u sheegasho.
Qof meel wax kula dhuumasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(jiiq, m.dh) (bot.) Geed ka mid ah dhirta dhaadheer ee qodaxda leh oo ka baxa webiga agagaarkiisa oo gumarka u eg.
m.l
Wadaag:
Wax sinnaa meesha ay dhumucdiisu ka yaraato.
Dhabar god naanta dadka iyo xooluhu yeeshaan.
Wasaq ama qashin aan kala soocnayn.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Bir qiro yar oo guryaha dusha laga saaro; tarniig.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab qodax leh oo jeerinka la bah ah oo leh xabag iyo miro la cuno, iyo mayrax xargo laga samaysto.
Cayayaan jirriqaaqa u eg.
m.l
Wadaag: