Qeexid
"Xoog u sheegasho."
Qeexid Xigta
Qof meel wax kula dhuumasho.
[-saday, -satay]
jiiqs aday
jiiqs atay
f.g3"Xoog u sheegasho."
Qof meel wax kula dhuumasho.
Wadaag:
(jiiq, m.dh) (bot.) Geed ka mid ah dhirta dhaadheer ee qodaxda leh oo ka baxa webiga agagaarkiisa oo gumarka u eg.
m.l
Wadaag:
Wax sinnaa meesha ay dhumucdiisu ka yaraato.
Dhabar god naanta dadka iyo xooluhu yeeshaan.
Wasaq ama qashin aan kala soocnayn.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Shay taagnaa dhinac u dhigasho.
(f.mg) Hurdo seexasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Quwaax iwm iyadoo la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Neef xoolo ah mar naaskiisa caano ka tuuqsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Abaal marinta uu ka mutaysto qof fal uu sameeyey. ld jisad.
m.dh
Wadaag:
Wax xaqiiq dooda helid ama raadin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof lugaha middood wax ka qaba oo socodkiisu dhantaalan-yahay; laangarre.
Dhasha yaryar ee lab-ka ah ee sagaarada.
m.l
Wadaag:
Wax si xoog leh u soo dhufasho.
Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Nafley salka nuuxnuuxin si fadhigu ugu hagaago.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid ku digasho.
Arrin si qeexan uga hadlid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: