Qeexid
"eeg jiirsii."
"eeg jiirsii."
Wadaag:
Wax meel ciriiri ah xoog ku marin.
Wax, wax kale xoog ku dul marin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Hilibka intiisa aan baruurta lahayn.
(-rar, m.l) Naasley yar, dabo dhuuban iyo lugo yaryar leh, miro cun ah oo badanaa ku nool meelaha qashinka leh; doolli.
Midab madow ama guduud ah oo baro cad-cadi ku dhafan-yihiin.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) Meel sare oo ciriiri ah oo fuuliddeedu dhib tahay.
m.dh
Wadaag:
Meel xoog ku marid.
Wax, wax kale xoog dusha uga marid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Si wax caloosha ku jira (saxro ama muluq) la isaga saaro muruqyada caloosha adkayn.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
eeg samirsii. ld sabarsiin, sabarsiis, samirsiis.
m.f.dh
Wadaag:
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Xarriiq meel ku taal.
Ood weyn oo xeryaha xoolaha iridkooda lagu gooyo; ood-afo.
m.dh
Wadaag: