Qeexid

"Qof lugaha middood wax ka qaba oo socodkiisu dhantaalan-yahay; laangarre."

Qeexid Xigta

Dhasha yaryar ee lab-ka ah ee sagaarada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine