Qeexid Xigta
ld jiitan1 (3).
ld jiitan1 (3).
Wadaag:
Qaadashada muddo dheer ay qaadato arrin wax ka qabashadeed
Raad ka uu reebo wax meel lagu jiidey.
ld jiitamid.
m.l
Wadaag:
Arrin wax ka qabashadeed muddo dheer qaadasho.
Wax meel lagu jiidey raad ku reebid.
f.mg1
Wadaag:
Wax si xoog leh u soo dhufasho.
Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Xarriiq meel ku taal.
Ood weyn oo xeryaha xoolaha iridkooda lagu gooyo; ood-afo.
m.dh
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag: