Qeexid

"Qaadashada muddo dheer ay qaadato arrin wax ka qabashadeed"

Qeexid Kale

ld jiitamid.

Qeexid Xigta

Raad ka uu reebo wax meel lagu jiidey.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine