Qeexid

"Xarriiq meel ku taal."

Qeexid Xigta

Ood weyn oo xeryaha xoolaha iridkooda lagu gooyo; ood-afo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiitin oo kali ah:
  • Waxaana maanta si la yaqaan idiinku laba roggi doonna, Weriye Ma ina Jillib Jiitin ka gooye.
  • Qoodhay iyo xeraday, haddii la akhriyay ayuu ii akhriyay mid ka midda ingiriisi-yaqaanadii indhaha kal dhergay, waxa ku qornaa “Biritayn bixisay aqoonsi, jiitin, goobaabin, joogsi, Boqorad sawiran, biciid lagu reebay.