Qeexid
"Qof cid kale la nool ahaansho; qof jil la siiyo."
[-lnaa, -lnayd]
jilan naa
jilan nayd
f.mg4"Qof cid kale la nool ahaansho; qof jil la siiyo."
Wadaag:
Wax la jilciyey ahaansho.
Wax jileec ka muuqdo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin.
Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid.
(riw.) Cid dhaajin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro.
Qayb, miilo.
Lo' bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
m.l
Wadaag:
Wax aan adkayn ahaansho.
Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho. ld jilacsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax hil lagu xiray ahaansho (weel).
Wax tankiisu u dhanyahay oo aan wax kale qaadi karin ahaansho (gaadiid).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wadaan iwm wax aad u buuxa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Wadaan wax aad u buuxa noqosho.
f.mg1
Wadaag: