Qeexid
"Istaagga jilbaha lagu istaago."
"Istaagga jilbaha lagu istaago."
Wadaag:
Qof jilba ku istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg jilbajoogso. ld jilbajoogsad, jilbajoogsi.
m.f.dh
Wadaag:
Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin.
(-gag, m.l) Dhar ama kabo mar la isu qaadan karo.
ld jeeg (1). Weel bir ama macdan ka samaysan, siddo iyo dabool leh oo wax lagu shubto.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Siyaakhad qalin ka samaysan oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m.dh
Wadaag:
Qof jilbaha iyo faraha ku fariisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax jilba jabsaday ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: