Qeexid
"Wax la jilciyey ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax jileec ka muuqdo ahaansho.
[-naa, -nayd]
jilcan aa
jilcan ayd
f.mg4"Wax la jilciyey ahaansho."
Wax jileec ka muuqdo ahaansho.
Wadaag:
Wax jileec ka dhigid.
Wax sahal ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof cid kale la nool ahaansho; qof jil la siiyo.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Qof raxmad badan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro.
Qayb, miilo.
Lo' bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
m.l
Wadaag:
Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin.
Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid.
(riw.) Cid dhaajin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wax aan adkayn ahaansho.
Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho. ld jilacsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof naxariis badan ahaansho.
Qof wax uusan hubsan si sahlan u qaata ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg beerjilcan. ld beerjilcanaansho, beerjileec (2).
m.f.dh
Wadaag: