Qeexid

"Wax jileec ka dhigid."

Qeexid Xigta

Wax sahal ka dhigid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jilci oo kali ah:
  • Waan maleynayey in aad igu soo boodidoontid, heseyeeshee aan dhameystiro saddexdii Timiro iga codsatay in aan u jilciyo ee daqiiqad raali-ahow.
  • Wuxuuna u fududeeyay markuu leeyahay Eebbow adigaa hufan iney la qaadaan buuraha iyo shimbiraha, waxaana loo jilciyey birta.