Qeexid
ld jilicso.
[-stay, -satay]
f.g3ld jilicso.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax jileec ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax sahal ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jilci.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jilic.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Abaal marinta uu ka mutaysto qof fal uu sameeyey. ld jisad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la jilciyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax jileec ka muuqdo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro.
Qeexid Xigta: Qayb, miilo.
Qeexid Kale: Lo' bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin.
Qeexid Xigta: Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid.
Qeexid Kale: (riw.) Cid dhaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wadaan biyo ka buuxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax jileec ka dhigasho. ld jilciso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jilaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xurmo.
Qeexid Xigta: Dhiigga haweenka bishiiba mar ku dhaca; caado. ld cis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jilcan. ld jilcanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld jilcanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]