Qeexid
"ld jildiso."
[-yaday, -yatay]
jildiy aday
jildiy atay
f.g3"ld jildiso."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi1, jeldi1.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi2, jeldi2.
f.g1
Wadaag:
eeg jildiso. ld jaldisasho, jeldisasho, jaldiyasho, jeldiyasho, ji jildiso f.mg3 Kitaab, buug iwm jildi u yeelasho. ld jaldiso, jeldiso, jaldiyo, jeldiyo, jildiyo.
m.f.dh
-stay, -satay
Wadaag:
Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin.
Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid.
(riw.) Cid dhaajin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro.
Qayb, miilo.
Lo' bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
m.l
Wadaag: