Qeexid
Wadaan biyo ka buuxin.
Qeexid Xigta
Abaabulid (cayaar).
[-leeyay, -laysay]
f.g2Wadaan biyo ka buuxin.
Abaabulid (cayaar).
Fal / verb
m.l
Qeexid: Adkaan la'aan; fudayd; debec.
Qeexid Xigta: Karti iyo awood-darro cid ka muuqata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld jilaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Wax jilbo la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Tiro xisaabeed isku darid.
Qeexid Xigta: Badeeco jimlo u gadasho. ld jamlee, jumlee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin.
Qeexid Xigta: Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid.
Qeexid Kale: (riw.) Cid dhaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro.
Qeexid Xigta: Qayb, miilo.
Qeexid Kale: Lo' bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-yo, m.dh) Dad, lo' aan reerkeedii la joogin haya; bulsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Xarig la xirayo il u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid dhabateysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Dhul dhowr jibaal u qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld jalasii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Qof cid kale la nool ahaansho; qof jil la siiyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (riw.) Qof metela ruwaayadaha, filimada iwm. ld jile.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-yo, m.dh) Dheri jajabay jabkiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -heeyay, -heysay
Qeexid: ld jahee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax aan adkayn noqosho.
Qeexid Xigta: Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhimay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld jidbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: ld jufee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi1, jeldi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax sharci ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax jileec ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax sahal ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]