Qeexid

"(-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaan."

Qeexid Kale

(- byo, m.dh) Qayb ka mid ah qolooyin wada dhashay. 4. (-byo, m.dh) Bir yar oo caarad godan leh oo kalluunka lagu dabo; maqaalin. 5. J. u dhig: qof ama wax iska daaficid. 6. Jilbaha u dhig: qof ama wax iska dhicin.

Qeexid Xigta

Buur yar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jilib oo kali ah:
  • - Waana inuu xoog ugu tiirsado jilibkiisa bidix iyadoo uu ku dul hayo gacantiisa bidix.
  • Askar Itoobiyaan ah oo lagu dilay Jilib Nin hubeysan ayaa weerar ku qaaday xarun ciidamada Itoobiyaanka oo ku taal degmada Jilib uu weerar ku qaaday, isagoo halkaasi ku dilay labo ka tirsan askarta ciidamada Itoobiya qaar kalena uu ku dhaawacay.