Qeexid

"Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusan u baxsan ama meel fog u aadin."

Qeexid Kale

Hanti la siiyo cid hawl loo dirsaday. 4. Xoolo in caano laga maalo awgood guriga loogu ilaaliyo. 5. ld jilibixirid.

Qeexid Xigta

Duco loo akhriyo xoolo ama carruur dhuntay, si aysan meel fog u aadin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: