Qeexid
"/dh ld jilibxirnaan."
"/dh ld jilibxirnaan."
Wadaag:
Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusan u baxsan ama meel fog u aadin.
Duco loo akhriyo xoolo ama carruur dhuntay, si aysan meel fog u aadin.
Hanti la siiyo cid hawl loo dirsaday. 4. Xoolo in caano laga maalo awgood guriga loogu ilaaliyo. 5. ld jilibixirid.
m.l
Wadaag:
Xoolo ama carruur dhuntay si aysan u fogaan duco u akhrin. 2 . Geel si uusan u baxsan dhudhunka iyo cududda isaga xirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geel wax dhudhunka la isga xirey ahaansho.
Xoolo iyo ilmo dhumay wax duco loo akhriyay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: