Qeexid
"eeg jilicsan. ld jilacsanaan, jilacsanaansho, jilicsanaan-sho."
"eeg jilicsan. ld jilacsanaan, jilacsanaansho, jilicsanaan-sho."
Wadaag:
Wax aan adkayn ahaansho.
Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho. ld jilacsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax jileec ka dhigasho. ld jilciso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: