Qeexid
"Geed iwm si ay miro uga soo daatan ruxruxasho."
[-laday, -latay]
jiljil aday
jiljil atay
f.g3"Geed iwm si ay miro uga soo daatan ruxruxasho."
Wadaag:
Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin.
Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid.
(riw.) Cid dhaajin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro.
Qayb, miilo.
Lo' bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
m.l
Wadaag:
Wax jileec ka dhigid.
Wax sahal ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wadaan biyo ka buuxin.
Abaabulid (cayaar).
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax aan adkayn noqosho.
Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhimay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Qof cid kale la nool ahaansho; qof jil la siiyo.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: