Qeexid
"Kalluun dabasho."
[-btay, -batay]
jillaabo2 tay
jillaabo2 atay
f.g3"Kalluun dabasho."
Wadaag:
Hab loo ugaarsado kalluun-ka.
Qalabka wax lagu dabto.
ld jillaabid.
m.dh
Wadaag:
Mayraxda adag ee u dhexeysa qolofta iyo mullaaxda geedka.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Geed nagaarka ka mid ah oo aan qodax lahayn oo geelu daaqo, weelasha caanahana lagu deebiyo.
m.l
Wadaag: