Qeexid
"ld jalladan2."
[-dnaa, -dnayd]
jilladan2 naa
jilladan2 nayd
f.mg4"ld jalladan2."
Wadaag:
Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan2, jilladan2.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Mayraxda adag ee u dhexeysa qolofta iyo mullaaxda geedka.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Geed nagaarka ka mid ah oo aan qodax lahayn oo geelu daaqo, weelasha caanahana lagu deebiyo.
m.l
Wadaag:
Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan2.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: