Qeexid
"Wax dhinac u leexsan ahaansho."
[-cnaa, -cnayd]
jimbacan2 naa
jimbacan2 nayd
f.mg4"Wax dhinac u leexsan ahaansho."
Wadaag:
(bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh.
ld jimbicid.
m.l
Wadaag:
(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m.l
Wadaag: