Qeexid
"Wax laysla ekeysiiyey ahaansho (laba wax ama ka badan)."
[-snaa, -snayd]
jimeysan naa
jimeysan nayd
f.mg4"Wax laysla ekeysiiyey ahaansho (laba wax ama ka badan)."
Wadaag:
Laba wax ama ka badan isla ekeysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax xajiin la mariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Laba wax ama ka badan isla ekaysiin.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(dii.) Qof wax jidbo hayso ahaansho. ld jadbaysan, jalbaysan, jibbaysan, jilbaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax xag kasta ka barwaaqaysan ahaansho. ld nimceysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax roob laga asheeriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax jiscin leh ahaansho (wadaan).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg jimleyso. ld jamleysad, jamleysasho, jamleysi, jim-leysad, jimle jimleysi m.l ld jimleysasho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: