Qeexid
"Geel jimiimic samayn."
Qeexid Xigta
Wax jacayl loo qabo samayntooda doonis.
[-cay, -cday]
jimiimic2 ay
jimiimic2 day
f.mg1"Geel jimiimic samayn."
Wax jacayl loo qabo samayntooda doonis.
Wadaag:
Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso.
Rabitaan oo doonis jacayl ku jiro.
m.l
Wadaag:
Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix.
Sidkiisa dhammaad ku dhowyahay (xoolo); habaasiyey.
m.l
Wadaag:
U j.: cid naxariis iyo turaal u gelid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Oogo daashay ama curuqday oo la kala bixbixiyo.
Hab gaar ah oo loogu talaggalay in oogada, siiba muruqyada, lagu dhiso oo lagu adkeeyo.
m.l
Wadaag: