Qeexid
"eeg jimlee. ld jamleyn, jamleys, jimleys, jumleyn, jumleys."
"eeg jimlee. ld jamleyn, jamleys, jimleys, jumleyn, jumleys."
Wadaag:
Wax si jumla ah u gadasho.
Xisaab isku darsasho. ld jamleyso, jumleyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Tiro xisaabeed isku darid.
Badeeco jimlo u gadasho. ld jamlee, jumlee.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
eeg jimleyso. ld jamleysad, jamleysasho, jamleysi, jim-leysad, jimle jimleysi m.l ld jimleysasho.
m.f.dh
Wadaag:
(xis.) Tiro xisaabeed oo laysu geeyey wadarteeda. ld jamlo, jimlad, jumlad, jumlo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Hirar cadaadis ah oo is daba joog ah oo dhex maraya halbowle waxaana keenay iskuroorka hannaansan ee muruqa qolka bidix ee wadnaha, sidaas darteed waxay u dhigmaan xawliga garaaca wadnaha inta goor uu wadnuhu (garaaco/daqiiqaddiiba) waxa si sahal ah looga dareemi karaa halbowlayaasha meel soke ku yaal, sida halbowlaha kalka dibadeed ee tagoogta (radial artery) ama halbowlaha luqunta (karotid artery).
m.dh
Wadaag: