Qeexid
"(-imo, m.l) Dhudhunka gacanta geestiisa calaacasha xigta."
"(-imo, m.l) Dhudhunka gacanta geestiisa calaacasha xigta."
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Cunto safar ama socdaal loo qaato cid siin.
f.g1
Wadaag:
Uun Eebbe oo ka duwan malaa'igta iyo Aadamiga, isugu jira caasi iyo caabud oo dadku uusan arki karin.
J. ah: wax isla eg.
J. ah: Qof dhib badan.
m.l
Wadaag:
(-imo, m.l) Garangaro yar oo dahab ama qalin ah oo dumarku cududaha gashadaan. ld jinjin.
m.dh
Wadaag:
Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo.
m.l
Wadaag:
Cayayaan yaryar oo jaadad badan u kala baxa oo magangooyaha ka yar quraanyadana ka weyn; jirac. ld jirac.
m.l
Wadaag:
Geedquwaax dheer oo cufan, caleen dhanaan oo la cuno leh.
J. ah: caano oo dhanaan noqday.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (nax.) Dabeecadaha kala duwan ee leh shakhsiyaad ama noolayaal isku dir ah (lab iyo dheddig).
m.l
Wadaag:
Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka.
Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood.
Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
m.dh
Wadaag:
Qof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow2, junub2, junuub2, junuun2 jinaabid m.f.dh eeg jinaab. ld junoobid, junubid, junuubid, junuunid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Awr xiriir goosasho; xiriirfuro.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
(baay.) Dariiqadda saxarro bannaanka ka yimid oo jidhka weeraraya ama qayb yaryar oo cunto ah lagu soo dabo ee ay burburiyaan qaar ka mid ah unugyada xayawaanku.
m.dh
Wadaag:
Arrin wax ka qabashadeed muddo dheer qaadasho.
Wax meel lagu jiidey raad ku reebid.
f.mg1
Wadaag: