Qeexid

"Ilwaad; bilic."

Qeexid Xigta

(-iyo, m.dh) ld jin 1 (1).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jinni oo kali ah:
  • Markaas baa hadalka la dhooqeeyaa oo jinniyo la isku ridaa.
  • Riyuhuba shabeel dalax hurday, lugo ku doontaane Marti fiid u dumey buu mar un, yabaq u deexdaaye Jinnigii dayoobaba nin baa, loo dalqamiyaaye.