Qeexid

"Asal nafley ka soo jeeddo."

Qeexid Xigta

Cayn; nooc; jaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jinsi oo kali ah:
  • Sharcigaasi wuxuu saameeyaa qof walba, iyadoon la eegeyn da', jinsi (lab ama dheddig) ama diin.
  • In kayar 7 sano shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan South Africa, waxaa ay noqdeen shacabka ugu dhaq dhaqaaa badan marka la fiirshi jinsiyadaha kale, waxaa ay iibsadeen hati maguurto ah, ganacsigooduna waxaa uu gaaray dhamaan daafaha dalka South Africa.