Qeexid
"Asal nafley ka soo jeeddo."
Qeexid Xigta
Cayn; nooc; jaad.
"Asal nafley ka soo jeeddo."
Cayn; nooc; jaad.
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (nax.) Dabeecadaha kala duwan ee leh shakhsiyaad ama noolayaal isku dir ah (lab iyo dheddig).
m.l
Wadaag:
(baay.) Qaab taran ah oo ku yimaaddo isku beddelka laba unug taran ee dariiqadda bacriminta. Caadi ahaan, gaar ahaan xayawaanku, waxay u baahanyihiin laba waalid, mid lab iyo mid dheddig.
m.l
Wadaag:
Uun Eebbe oo ka duwan malaa'igta iyo Aadamiga, isugu jira caasi iyo caabud oo dadku uusan arki karin.
J. ah: wax isla eg.
J. ah: Qof dhib badan.
m.l
Wadaag:
(-imo, m.l) Dhudhunka gacanta geestiisa calaacasha xigta.
m.dh
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Qof aan dhalasho qaran lahayn.
m.l
Wadaag:
Cayayaan yaryar oo jaadad badan u kala baxa oo magangooyaha ka yar quraanyadana ka weyn; jirac. ld jirac.
m.l
Wadaag:
Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo.
m.l
Wadaag:
Geedquwaax dheer oo cufan, caleen dhanaan oo la cuno leh.
J. ah: caano oo dhanaan noqday.
m.l
Wadaag:
(-imo, m.l) Garangaro yar oo dahab ama qalin ah oo dumarku cududaha gashadaan. ld jinjin.
m.dh
Wadaag: