Qeexid
"Meel geedo badan oo aan la dhex mari karin; hawd."
"Meel geedo badan oo aan la dhex mari karin; hawd."
Wadaag:
(jiiq, m.dh) (bot.) Geed ka mid ah dhirta dhaadheer ee qodaxda leh oo ka baxa webiga agagaarkiisa oo gumarka u eg.
m.l
Wadaag:
.r Cod ay sameeyaan xaya waanka iyo cayayaanka qaarkood. J. dheh: jiririqleyn. ld jirriq.
m.dh.sh
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag: