Qeexid
"Oogada dadka."
Qeexid Xigta
Roob badan oo habeen da'a.
"Oogada dadka."
Roob badan oo habeen da'a.
Wadaag:
(-ro, m.l) Meel sare oo ciriiri ah oo fuuliddeedu dhib tahay.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Meel ku maqnaansho.
(f.g) Nafley iwm mudda noolaan.
(f.g) Wax sugnaantooda hubid. 4. (f.mg) La j.: xoolo ilaalin. 5. (f.mg) La j.: cid la socosho ama la joogid. 6. Jirtoo: waa yahay ee.... 7. Iska j.: Ka digtoonow! 8. Shay intuu ka fogyahay shay kale.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(bot.) Geedgaab, qodax yaryar iyo caleemo balballaaran leh, dhulka buuralay-da ah ka baxa oo qoloftiisa wax lagu aslado. ld jirmo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Roob meel dhisan ka gelid.
(f.mg) U j.: meel ama wax in qiyaas ah ka durugsanaan.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Dhabarka dadka iyo nafleya kale.
Labada dhinac ee feeraleyda midkood.
Mindi iwm dhinaca wax gooya, ma ahee dhinaca kale. 4. Webi, beer iwm gawgoo-da.
m.l
Wadaag:
Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusan u baxsan ama meel fog u aadin.
Duco loo akhriyo xoolo ama carruur dhuntay, si aysan meel fog u aadin.
Hanti la siiyo cid hawl loo dirsaday. 4. Xoolo in caano laga maalo awgood guriga loogu ilaaliyo. 5. ld jilibixirid.
m.l
Wadaag:
Kolay harag ama wax kale ka samaysan oo cuntada miraha ah lagu gurto.
Konton (50) kiilo oo timir ah oo jiraab caw ka samaysan ku jirta.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Isbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun.
m.dh
Wadaag:
(taar.) Xad ciqaab oo lagula dhaqmo koox, ama qof kale si xaq daro iyo xad gudub, sababo siyaasadeed ama mid diineed.
m.l
Wadaag: