Qeexid

"Wan gaboobay oo aan xoog iyo baruur midna u harin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiraa oo kali ah:
  • Ururka Al-shabaab oo gacanta ku haya inta badan Gobolada koonfureed ee Somalia ayaa sheegay inuu kusoo rogay ku dhaqanka sharciga Islaamka, iyadoo dhowr jeer oo hore fuliyay xukuno ay ku jiraan dad lagu dilay dhagax.
  • Ugu yaraan 7,500-askari oo ku shaqeeya AMISOM ayaa ku sugan Muqdisho, kuwaasoo dagaalo kula jira Xisbul Islam iyo Al-shabaab, kuwaasoo gacan ka siiya dowlada Somalia dagaalada ay kula jiraan xoogaga hubeysan iyo Ajnabiga ka barbar dagaalamaya.