Qeexid
"Geed si uusan dib ugu soo fufin xididkiisa siibid."
[-iyay, -isay]
jirdabix yay
jirdabix say
f.g2"Geed si uusan dib ugu soo fufin xididkiisa siibid."
Wadaag:
(taar.) Xad ciqaab oo lagula dhaqmo koox, ama qof kale si xaq daro iyo xad gudub, sababo siyaasadeed ama mid diineed.
m.l
Wadaag: