Qeexid Xigta
ld jirrid.
ld jirrid.
Wadaag:
(-do, m.l) Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun.
m.dh
Wadaag:
.r Cod ay sameeyaan xaya waanka iyo cayayaanka qaarkood. J. dheh: jiririqleyn. ld jirriq.
m.dh.sh
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag:
Cayayaan yaryar, duula, cadaad-ka fuula oo xilliga kaliisha qayliya.
m.l
Wadaag:
(f.g) Meel ku maqnaansho.
(f.g) Nafley iwm mudda noolaan.
(f.g) Wax sugnaantooda hubid. 4. (f.mg) La j.: xoolo ilaalin. 5. (f.mg) La j.: cid la socosho ama la joogid. 6. Jirtoo: waa yahay ee.... 7. Iska j.: Ka digtoonow! 8. Shay intuu ka fogyahay shay kale.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax si xoog leh u soo dhufasho.
Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Firiiric yaryar oo daldaloollada oogada ka soo yaaca kolka dhaxan iwm la dareemo.
m.dh
Wadaag: