Qeexid
"Wax jiriirico hayso ahaansho."
[-snaa, -snayd]
jiriiricaysan naa
jiriiricaysan nayd
f.mg4"Wax jiriirico hayso ahaansho."
Wadaag:
Firiiric yaryar oo daldaloollada oogada ka soo yaaca kolka dhaxan iwm la dareemo.
m.dh
Wadaag:
Wax jaci ku dhacday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(dii.) Qof wax jidbo hayso ahaansho. ld jadbaysan, jalbaysan, jibbaysan, jilbaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax roob laga asheeriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax jiscin leh ahaansho (wadaan).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Jiiriddada buurid; hadba jiirid muujin.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag: