Qeexid
"eeg jirjirree."
"eeg jirjirree."
Wadaag:
Dhabar u seexasho.
Dhabar u dabaalasho.
Qof hadba dhinac isu rogid.
f.mg2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Dhabarka dadka iyo nafleya kale.
Labada dhinac ee feeraleyda midkood.
Mindi iwm dhinaca wax gooya, ma ahee dhinaca kale. 4. Webi, beer iwm gawgoo-da.
m.l
Wadaag:
Nafley yar afar addin iyo dabo dheer leh oo hadba meesha ay joogto midabkeeda yeelata; roor; geeldhugeeye.
J. ah: Qof isbedbedel badan.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Isbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun.
m.dh
Wadaag:
Nafley wax jirro hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-do, m.l) Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun.
m.dh
Wadaag:
Isdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho.
f.mg3
-raday, -ratay
Wadaag: