Qeexid
"eeg jirnac2."
"eeg jirnac2."
Wadaag:
Abuuritaanka ay wax abuu ranyihiin.
Habka xoolaha loo ilaaliyo. ld jirriin.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun.
m.dh
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim bibiish.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag: