Qeexid
"Qof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho."
[-qay, -qday]
jirraaq2 ay
jirraaq2 day
f.mg1"Qof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho."
Wadaag:
(c.nafl) Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn, madmadow, madax yo waaweyn oo raxanraxan u socota; buu lallo.
m.dh
Wadaag:
Nafley wax jirro hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid dhibaato gaarsiin.
Ku j.: cid wax ku qasbid.
Wax tijaabin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Dhibaato badan.
J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay.
J. ah: qof dhiblow ah. 4. Tijaabo. 5. ld jirrabid.
m.l
Wadaag:
Liidasho ka tmid daal, caato, jirro iwm.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax jirrab la mariyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax jirrab la mariyey ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Isdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho.
f.mg3
-raday, -ratay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Isbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun.
m.dh
Wadaag: