Qeexid

"(-do, m.l) Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jirrid oo kali ah:
  • Kacdoonadani waxay gilgileen jirridihii xukuumadii duugga ahayd, nasiibdarrose waxa guushii shucuubta dulman afka u dhigtay koox askar ah oo uu hormood ka ahaa gacan-ku-dhiigle colonel Mengistu Xayle Maryam.
  • Intuba waxaa ay eersadeen nidaamkii dawliga ahaa ee iyaga awooda siinayey oo jirridda ka daxalaystay, ummaddii oo ka aamin baxday, hay’adihii dawliga ahaa oo awood beelay, iyo hay’adihiii amniga oo iska danaystay.