Qeexid
"eeg jirriinsii."
"eeg jirriinsii."
Wadaag:
(-do, m.l) Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun.
m.dh
Wadaag:
Abuuritaanka ay wax abuu ranyihiin.
Habka xoolaha loo ilaaliyo. ld jirriin.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Cayayaan kabajaaga la bah ah oo afar lugood iyo baalal adag leh, dooggana cuna; warriiq.
m.l
Wadaag: