Qeexid

"(-ooyin, m.l) Isbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jirro oo kali ah:
  • Sidoo kale ku dhawaaqista xilka qaadistan ayaa timid xilli uu weli Dowlada KMG ah uu dhexdeeda is qab qabsiiyo badan ka jirro.
  • Dowladaha Mareykanka ayaa la qabta aragtidaan Ra'ilsa Wasaaraha Ethiopia iyada oo sheegtey in ay jiraan kooxo xagjirro ah oo ka dagaalamaya Somalia iyo qaybo ka mid ah dalka Ethiopia.