Qeexid
"(-ooyin ..., m.l) (daaw.) Isbeddel ku dhaca mid ama wax ka badan ee hawlaha dhimirka (sida caadifiyadda, dareenka, xasuusta iyo fakarka), taas oo u keenta silic bukaanka iyo dadka kaleba."
"(-ooyin ..., m.l) (daaw.) Isbeddel ku dhaca mid ama wax ka badan ee hawlaha dhimirka (sida caadifiyadda, dareenka, xasuusta iyo fakarka), taas oo u keenta silic bukaanka iyo dadka kaleba."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
ld dhimir.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Isbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Isdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho.
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Maan; garaad; caqli. ld dhimiro.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-raday, ratay) Arrin si geesinnimo leh u qaabbilid (qof).
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Biyo culus dhano ah oo geela u fiican.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof aan caafimaadkiisu wanaagsanayn; qof jirro badan.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ld jarri.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (daaw.) Qaybta maskaxda ee ka kooban maskax dambeed, maskax dhexaad iyo boonas. Waxay u egtahay kuna xidhiidhsantahay xangullaha. Maskax dhexaadku waxay xukuntaa isuna keenta falnaqyada, sida neefsashada kuwaas oo ka yimaada xarumaha sare ee maskaxda iyaga oo sii mara marinno dareenwade oo wada shaqeeya.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Dhibaato badan.
J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay.
J. ah: qof dhiblow ah. 4. Tijaabo. 5. ld jirrabid.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
/dh.sh.r ld jiririq.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-do, m.l) Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Nafley wax jirro hayso ahaansho.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Cid dhibaato gaarsiin.
Ku j.: cid wax ku qasbid.
Wax tijaabin.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Qof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
J. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ld jirniin.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ld jirriqsasho.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(c.nafl) Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn, madmadow, madax yo waaweyn oo raxanraxan u socota; buu lallo.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: