Qeexid
"Isdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho."
[-raday, -ratay]
jirro2 aday
jirro2 atay
f.mg3"Isdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Isbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof aan caafimaadkiisu wanaagsanayn; qof jirro badan.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun.
m.dh
Wadaag:
Nafley wax jirro hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nafley yar afar addin iyo dabo dheer leh oo hadba meesha ay joogto midabkeeda yeelata; roor; geeldhugeeye.
J. ah: Qof isbedbedel badan.
m.l
Wadaag:
Cid dhibaato gaarsiin.
Ku j.: cid wax ku qasbid.
Wax tijaabin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Dhibaato badan.
J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay.
J. ah: qof dhiblow ah. 4. Tijaabo. 5. ld jirrabid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Meel ku maqnaansho.
(f.g) Nafley iwm mudda noolaan.
(f.g) Wax sugnaantooda hubid. 4. (f.mg) La j.: xoolo ilaalin. 5. (f.mg) La j.: cid la socosho ama la joogid. 6. Jirtoo: waa yahay ee.... 7. Iska j.: Ka digtoonow! 8. Shay intuu ka fogyahay shay kale.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhabar u seexasho.
Dhabar u dabaalasho.
Qof hadba dhinac isu rogid.
f.mg2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Qof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag: