Qeexid

"Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jirsii oo kali ah:
  • Kulan waliba wuxuu sii noolaynayey siina jirsiinayey dareenka ah in weli isku ummad la yahay, wax la wadaago oo maqanna la wada raadinayo (dawlad).