Qeexid
"U j.: Weji aan furfurnayn iyo caro cid u muujin."
[-meeyay, -maysay]
jirxume eeyay
jirxume aysay
f.mg2"U j.: Weji aan furfurnayn iyo caro cid u muujin."
Wadaag:
Caato iyo nafaqadarro nafley jirkeeda ka muuqata.
Adkaysi la'aan uu jir u leeyahay difaaca cudurrada maqaarka.
m.dh
Wadaag:
Wax caato iyo nafaqdarro hayso ahaansho.
Wax camal xun ahaansho (qof).
Wejitub iyo caro layska muujiyo, si cid lagu fogeeyo.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Laba wax ama ka badan isla ekaysiin.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Qof hadalloaan munasaab u ahayn ku dhihid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: