Qeexid
"(-imay, -intay; -imi) Cunto safar ama socdaal loo qaato cid siin."
"(-imay, -intay; -imi) Cunto safar ama socdaal loo qaato cid siin."
Wadaag:
ld jicsin. Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay.
(-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.
m.l.u
Wadaag:
(-imo, m.l) Dhudhunka gacanta geestiisa calaacasha xigta.
m.dh
Wadaag:
Wax jiscin leh ahaansho (wadaan).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Abaal marinta uu ka mutaysto qof fal uu sameeyey. ld jisad.
m.dh
Wadaag: